top of page
Search


muhiimad intee le'eg ayay kuu leedahay joornaal samayntu?
Salaan sare Akhriste, Qorida joornalka (journaling) ayaa laba qaybood loo dhigaa, mida koowaad traditional journaling ama diary, taa oo...
Mar 10, 20242 min read


Taladii ugu feecanayd een helo bishan!
Salaan diiran Akhriste, Talo wanaagsan oon ka akhriyay buug ay tahay in Cid Kasta Aqriso oo la' Yiraahdo "SOO DOOG", oo uu qoray...
Aug 31, 20232 min read


"wakhta shalay naga tagoow, midbaa haatan noo ah weli, mid kale wuu soo socdaayeey, soo socdaayeey"
Salaan sare aqriste, 31-maalin kadib, miyaan noqday Sawir Qaade Casri ah? Inta aanan ku la wadaagin jawaabta su'aashan oon is waydiiyay,...
Jul 31, 20232 min read


Sadex hadaan ogaan lahaa aan tijaabin lahaa wax yaabo badan "challenges"
Salaan sare Aqriste, Hadaad akhqriday blog-ga aan todobaadkii hore qoray waxaad la socotay tijaabinta aan ku wado habka sawir qaadida....
Jul 21, 20231 min read


Waxaan helay hobby cusub
Salaan sare Aqriste, Xagaa cusub iyo challenge cusub. Sannaddadii ugu danbeeyay waxaan sannad kasta bilihiisa xagaaga ah isku dayaa inaan...
Jul 14, 20231 min read


Qofkeed rabtaa inaad noqoto qarnigan?
Salaan diiran aqriste! Ma tahay qof jecel in uu korarsado cilmi cusub maalin walba? Taageere wayn ma u tahay horrumarinta nafta? Ma...
Mar 21, 20223 min read


Adigu dooro dhankaad rabtid.
Salaan diiran aqriste, Waxaa dhacaday isbuucan maanta dhamaanaya isniintiisti inaan aroortii u kalahay balan dhaqtar oon kula haa magaalo...
Feb 20, 20224 min read


Quruxda febraayo
Bismilaah! Salaan diiran aqriste, sheeko yar oo bishan febraayo ku saabsan ayaan kuu wadaa caawa. Sabtidii ayaan waxaan xariiriye ka...
Feb 7, 20222 min read


Dib u booqashii balan aasantay!
Bismilaah Maanta oo axad ah waxay ahay maalin ka mid ah maalmaha aynu fasaxa nahay inteena qurbo joogta ah. Hadaba maalintaan iyo...
Jan 24, 20223 min read


Hab kuu sahlaya joogtaynta caado cusub
Caawa oo ay taariikhdu ku beegantahy 9/01/2022 ahna habeen axad ah, habeenkaan wuxuu ka dhigan yahay in isbuucii 1.aad ee sannadka uu...
Jan 10, 20223 min read


Bismilaah!
Waa habeen kii labaad ee sannadkan cusub 2022-da, waqtigu waa mid soconaya marwalba xitaa hadii aan anagu ka harno xisaabintiisa. Dalxiis...
Jan 3, 20223 min read


Sannad currasho wacan
Bismilaah! Waxay mahad oo dhan ay u sugnaatay Allahii sannadkan dhamaanaya caawa nabad, caafimad iyo barwaaqaba nagu soo gaarsiiyay....
Dec 31, 20212 min read


Tijaabi adna si aad dhaqsi u hurudid
Hurdadu waxay qayb wayn ka tahay caafimaadkeena guud iyo mid ka gaar ahaaneedba. Hurdadu waxay saamaysaa badbaada jirka iyo maskaxda, iyo...
Nov 7, 20214 min read


Waa maxay Toastmasters international?
Isbuucan waxaan jeclaysay inaan idin la wadaago waxa ay tahay Toastmasters iyo meesha laga helo. Toastmasters waa urur u dhisan dhisida ...
Oct 31, 20216 min read


Waan iloobi karaa qisada balse ma iloobi doono casharki aan ka bartay
Ma jiraan qiso kusoo martay mar hore balse aadan iloobin? Weliba aad ka baratay cashar aadan ka baran buuggagta iskoolada lagu dhigo iyo...
Oct 24, 20213 min read


Ma ogtahay in aad adigu go’aamiso?
Koox aan ka tirsanahay oo lagu hormariyo fagaaro kahadalka iyo xirfada is gaarsiinta iyo la dhaqanka dadka ayaan dhawr mar oo hore kasoo...
Oct 17, 20213 min read


Cusaybku waa darajo mustaqbalka u durugsan
Caawa waxaan bedalay sawirkii ii saarnaa shaashada laptop-ka muddo tobon bilood ah, sawirkaas oo aan qoraalo shaqsiyeed ku qortay ahna...
Oct 10, 20212 min read


Ma jiraan wax ku saabsan naftaada ood u xiistay?
Fasaxa maalmaha sabtida iyo axada ayaan waxaan fasax buuxa ka qaataa wax aqriska ku aadan jaamacada. Labadaan maalmood waxaan sameeyaa...
Oct 3, 20212 min read


Ma u baahanahay dhiirrigalin?
Maadama uu Alle ku beeray Aadanaha baahiyo kala duwan oo uu markasta doonayo inuu iska haqabtiro, ayayna marknaba ka marnayn...
Sep 26, 20213 min read


Oraah wax wayn ka badashay nolosheyda maalinlaha ah
Weli wax ma qorshaytsatay? Kadibna markaad ku dhaqaaq is tiri qorshahaagii wax si ma noqdeen? Halkaa markay marayso ma is tiri,...
Sep 19, 20213 min read
bottom of page