

Waa maxay xadka ilaaliya cidda dhabta ah ee aad tahay?
Isbuucan, intii aan ku jiray doodaha miiska (table topics), waxaa la i waydiiyay su’aal aan hore weligay la ii waydiin oo ahayd ‘Waa maxay xadka ilaaliya cidda dhabta ah ee aad tahay?" Jawaabtaydu waxay ahayd “ Challenge is a boundary that honors my true self ” Sababta aan challeng-ga u doortay ayaa ah in aan mawduuca “isbedelka”aan aad u daneeyo. Hadana waxa aan is waydiiyaa: Taloow, isbedel ma sameynayaa? Markasta oo aan su’aashaa dib isku waydiiyo, waxaan eegaa in aan k
Nov 232 min read


Waa maxay xiriirka ka dhexeeya isbeddelka iyo aragtida?
Isbeddel kasta marka uu billowdo, naxdin ayuu wataa. Laakiin runta marka la eego, haddii aad u sii dhabo gasho, sida aan moodayno uma xuma. Dhawr isbuuc ka hor, saacadda halkan aan ku noolahay waa la bedelay. Haddii awal lagu socday saacadda Summer-ka, hadda waxaa loo guuray saacaddii barafka. In kasta oo sanad walba ay sidaan tahay , haddana isbedelkan wuxuu la yimaadaa naxdintiisa maalmaha ugu horreeya. Maalintii Ugu Horreysay Anigoo socodkii Axadda u labisanaya ayaa l
Nov 162 min read


muhiimad intee le'eg ayay kuu leedahay joornaal samayntu?
Salaan sare Akhriste, Qorida joornalka (journaling) ayaa laba qaybood loo dhigaa, mida koowaad traditional journaling ama diary, taa oo...
Mar 9, 20242 min read


Taladii ugu feecanayd een helo bishan!
Salaan diiran Akhriste, Talo wanaagsan oon ka akhriyay buug ay tahay in Cid Kasta Aqriso oo la' Yiraahdo "SOO DOOG", oo uu qoray...
Aug 31, 20232 min read


"wakhta shalay naga tagoow, midbaa haatan noo ah weli, mid kale wuu soo socdaayeey, soo socdaayeey"
Salaan sare aqriste, 31-maalin kadib, miyaan noqday Sawir Qaade Casri ah? Inta aanan ku la wadaagin jawaabta su'aashan oon is waydiiyay,...
Jul 31, 20232 min read


Sadex hadaan ogaan lahaa aan tijaabin lahaa wax yaabo badan "challenges"
Salaan sare Aqriste, Hadaad akhqriday blog-ga aan todobaadkii hore qoray waxaad la socotay tijaabinta aan ku wado habka sawir qaadida....
Jul 21, 20231 min read


Waxaan helay hobby cusub
Salaan sare Aqriste, Xagaa cusub iyo challenge cusub. Sannaddadii ugu danbeeyay waxaan sannad kasta bilihiisa xagaaga ah isku dayaa inaan...
Jul 13, 20231 min read






